Muuqaal:Gudoomiyaha Gobolka gedo oo Gaaray Magalada Garbahaaray

Gudomiyaha gobalka Gedo maxamed muxumed maxamed ayaa garaay Magaalada Garbaaharay ee Gobolka gedo halkaas oo kusoo dhaweeyeen qaybaha kala duwan ee bulshada Garbahaaray ayaa waxuu sheegay inay hay’ad lawareegtay Isbitaalka Garbahaaray taas oo wax kaqabanaysa baahiyihii kajiray Isbitaalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.