Daawo:Bulshada Degmada Balanbal oo Codsatay in waxlaga qabto baahiyada Isbitaalka Degmada Balanbal

Bulshada Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay ka codsadeen dowlada Soomaliya iyo Qurbajoogta inay wax kaqabtaan Baahiyaha kajira isbitaalka Degmada Balanbal, Baahiyahaas kajira Isbitaalk ayaa waxaa kamida Dhaqaatiir, Daawo,iyo qalabka Isbitaalka haday ahan lahaayeen kuwa qaliinka, Raajatada iyo kuwa kale.

Fadlan ka qayb qaata qofkii awooda baahiyaha Kajira Isbitaalka Balanbal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.