Musharax Madaxwaynaha jubbaland oo ka tacsiyadeeyey Geeridii Marwada Koowaad 1aad ee Dalka Soomaliya Hooyadeed Hooyo Bishaara

hoyo

Innaa Lillahi wa Inaa ileyhi raajicuun Musharaxa Madaxwaynaha jubbaland Mudane Cabdi Maxamed “Deeq Faandhe” ayaa tacsi u diray Madaxwaynaha Soomaliya, Marwada 1aad ee dalka soomaliya, qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyooday Allaha u naxariistee Bishaaro Adan Yusuf oo ah hooyada dhashay marwadda madaxweynaha , Marwo Seynab Cabdi Macalin.

Waxuuna Siyaasi Deeq Faandhe  ayaa qoyskii ay kabaxday , ehelada iyo shacabka Soomaaliyeed la qeybsanayaa murugada geerida ku timid Allaha u naxariistee Bishaaro Adan Yusuf oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho waxuuna illahay uga baryey in janadii fardowsa kawaarabiyo ehehladii ay ka tagtayna Samir iyo iimaan kasiiyo.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.