Dhageyso:Golaha Bad baadada jubooyinka oo wada olole kadhan Maamulka Jubbaland

cadow

Maxamad Xuseen Cadow oo guddoomiye u ah Golaha bad baadada jubbooyinka oo uwaramaayey idaacada Radiodalsan ayaa sheegay in golihiisu wado olole ka dhan ah Dowlad Goboleedka Jubbaland, Gudoomiye Cadow ayaa waxaa uu ku eedeeyay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe in uusan wax latashi iyo mudnaan ah siinin wax garadka iyo shacabka degaanada jubaland sidaasi daraadeedna golihiisu u taaganyahay badbaadada mustaqbalka reer jubaland.

Axmed madoobe ayaa waxuu Tacadiyo joogto ah kula kacaa Shacabka Jubbaland isagoo qaarna Xirna kuwa kalana ka masaafuriya Magalada kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah Jubbaland.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Guddoomiyaha Golaha badbaadada Jubbooyinka ay layeelatay Idaacada Radiodalsan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.