
Qarax xoogan ayaa goordhaweyd waxa uu ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, Qarax ayaa ka dhacay Nawaaxiga Wasaarada arimaha Gudaha , waxaana wararku qaar ay sheegayaan in Rag Hubeysan ay gudaha u galeen Wasarada arimaha Soomaliya.
Waxii wara oo kasoo baxa wararkeena dambe kala socda.
Leave a Reply