Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2018

xasan gaboobe

Daawo:Madaxwayne Kuxigeenka Ahlusuna Oo sheegay in Galmudug Labo u kala Jabtay

24th June 2018 admin 0

Madaxwne kuxigenkii Ahlusuna ee Gobolada dhexe Xasan Gaboobe ayaa shalay galinkii dambe gaaray Degmada Cabudwaaq ee Gobobolka Galgaduud Kadib Markii Qiilaf soo kala dhexgalay Madaxwaymaha […]

No Image

Soomaliland Oo Wada Hadal Ugu Baaqday Siyaasiyinta Kasoo Jeeda Gobolka Sool Ee Katirsan Maamulka Puntland

24th June 2018 admin 0

Labo Dumara oo Gaalkacyo lagu dilay

24th June 2018 admin 0

Wararka aan ka helayno Magaalada Gaalkacy ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya Nin hubeysan inuu xalay magaalada Gaalkacyo ku dilay laba Dumar ah, asago rasaas ku […]

wado

Daawo:Xildhibaan ka dayriyey Amaanka Wadooyinka U Dhaxeeya Muqdisho & Baydhabo

24th June 2018 admin 0
No Image

Taliyaha Ciidamada Somaliland oo sheegay inaysan Puntland Tukaraq kusoo Noqonayn

24th June 2018 admin 0

Taliyaha Ciidanka Soomaliland oo booqasho ku tagay deegaanka Tukaraq ayaa waxuu sheegay inaysan dhicayn in Ciidamada Puntland deegaanka Yimaadaan waxuuna ugu baaqay bulshada kudhaqan deeganka […]

wasiir

Wafdi uu hogaaminaayo wasiirka waxbarashada DFS ayaa gaaray Baledweyne

24th June 2018 admin 0
madoobe

Madaxweynihii ugu horeeyey oo Haysta Dhalashada Itoobiya ee Maamul Goboleed oo cambaareeya qarixii Adis Ababa

23rd June 2018 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa cambaareeyay Qaraxii lala eegtay dad dibadbax ka dhigayay Magaalada Addis Ababa halkaas oo uu tageerayaashiisa kula […]

gaas

Daawo:Madaxwaynaha Puntland oo waxba ula Harin Muuse Biixi

23rd June 2018 admin 0
masjid

Muuqaal:Balanbal Xaflad balaran oo shahadoyin lagu gudonsinayo arday dhamaysatay xifdinta quraanka

23rd June 2018 admin 0

Mamulka dagmada balanbale ayaa kaqaybgalay xaflad balaran oo shahadoyin lagu gudonsinayo ardo dhamaysatay xifdinta quraanka kariimka ee madarasada imaamu shafici ee dagmada balanbale by mahad […]

farmajo

Daawo:Madaxwaynaha Somaliya oo dhiiragalin u sameeyey ciidamada Xooga dalka

23rd June 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer kadis ah ku tagay Dugsiga Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Janaraal Gordon ayaa sheegay […]

No Image

Daawo:Shir looga hadlayo arrimaha Deegaanka iyo Biyaha oo ka furmay Columbus Ohio

23rd June 2018 admin 0

Aqoonyahano Soomaaliyeed oo isugu jira qabiiro dhinaca beeraha,wasiiro xilala ka soo qabtay Wasaarada Beeraha Soomaaliya,iyo masuuliyiin ku taqasusay cilmiga deegaanka ayaa shir uga furmay magalada […]

No Image

Wasiirka Qorshaynta Somaliland Oo Ka Hadley Deeqaha Somaliya Is Hor Taagtay

23rd June 2018 admin 0
gudiga

Daawo: Lacag ku dhow 300,000 kun dollar oo Gudiga Gurmadka qaran ee fataahada wabiyada lagu eedeeyey inay

23rd June 2018 admin 0

Dhawaan bay hayd markii wabiyada Shabeele iyo Jubba ay ku fataheen deegaanada ay Maraan ee Hirshabeele iyo Jubbaland, fatahaadaas oo sababtay Dhimasho iyo Barakac balaaran […]

No Image

Sawiro:Shir looga hadlayo arimaha Deegaanka iyo Biyaha ayaa ka furmay Columbus Ohio

23rd June 2018 admin 0

Aqoonyahano Soomaaliyeed oo isugu jira qabiiro dhinaca beeraha,wasiiro xilala ka soo qabtay Wasaarada Beeraha Soomaaliya,iyo masuuliyiin ku taqasusay cilmiga deegaanka ayaa shir uga furmay magalada […]

etobiya

Sawiro+Video:Ra’Iisalwasaraha Itoobiya oo dil ka bad baaday iyo dhimasho dhaawac ka dhashay qarax ka dhacay Addis Ababa

23rd June 2018 admin 0

Qaraxaasi ayaa lala beegsaday Dibadbax ballaaran oo lagu taageerayey Siyaasadda Ra’isul-wasaraaha Cusub ee dalkaasi Abyi Ahmed kaasi oo maanta ka dhacay Fagaaraha Meskel Square ee […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 24 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes