Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2018

boqorka

Maqal iyo Muuqal:Boqor Burhaan oo ka yaabsaday Waftigii Imaaraadka Carabta

27th June 2018 admin 0

Boqor Burhaan Boqr Muuse ayaa waxuu kulan la qaatay wafti dhaqan oo kayimid dalka Imaaradka Carabta Marti soor wanagsan usameeyey waxayna kawada hadleen xirirka dheer […]

ggeele

Magaalada Jabuuti oo lagu qabtey Munaasibad lagu xusayey Maalinta 27 June

27th June 2018 admin 0

Munaasabadda Xuska sanad guurada 41aad ee kasoo wareegatay sanadkii 1977dii xiligii walaalaha jamhuuriyada jabuuti ay xornimada ka qaateen gumeystihii faransiiska oo subaxnimadii hore ee saaka […]

No Image

Xukuumadda Somaliland oo soo Xirtay Madaxtaabashadii Shaqaalaha Dawlada

27th June 2018 admin 0
No Image

Madaxwayne Soomaliya oo Jabuti ugu hambalyeeyey maalinta xoriyadda

27th June 2018 admin 0

Madaxwaynaha JFS ayaa hambalyo u diray dawladda Jabuuti iyo shacabkeeda, taas oo ku aadan xorriyadda dalkaas oo maanta 41-sano jirsatay, Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo madaxwaynaha […]

naji

Sawiro:Jaaliyada Somaliyeed eeToronto Canada ayaa siwayn usoo dhaweysay Fananka Ustaad axmed Naaji

27th June 2018 admin 0

Waxaa Magaalada Toronto ee dalka Canada si diiran loogu soo dhaweeyey Fanaanka Soomaliyeed Ustaad Axmed Naaji Sacad waxaana soo dhaweyntiisa ka qayb qaatay Jaaliyada Soomaliyeed […]

wasiir

Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya oo kulan laqaatay amiirka kuwait

27th June 2018 admin 0

Wasiirka Arrimaha dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa oo ku sugan dalka Kuwait ayaa la kulmay amiirka dalkaasi Kuwait Sheikh Sabaax Al-axmed Aljaabir […]

calan

Magaalada Baladwayne ayaa laga xusay 26 juun

27th June 2018 admin 0
mursal

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti

27th June 2018 admin 0
xoolo

Maamulka Degmada Taleex ee Gobolka Sool ayaa xoolo nool ugu deeqay Ciidmada Difaaca Puntland

27th June 2018 admin 0

Maamulka Degmada Taleex ee Gobolka Sool ayaa Guddiga Taakulaynta Ciidanka difaaca Dowladda Puntland ku wareejiyey Calaf iyo Ciidan loogu tala galay in ay qayb ka […]

shaasha

Daawo:Somaliland Dagaalka Tukaraq Kuma Heleyso Aqoonsi Puntland Kuma Heleyso Magac Dagaalka Tukaraq ee yaanan Somali leysku baabi’in

26th June 2018 admin 0

Somaliland Dagaalka Tukaraq Kuma Heleyso Aqoonsi madaxbanaani Puntland Kuma Heleyso Magac Dagaalka Tukaraq ee yaanan Somali leysku baabi’in Sidaasi Waxaa yiri Xildhibaan Nuur Xaashi oo […]

calan

Daawo:Xuska 26-KA June oo Xaley Lagu Qabtey Magaalada Kismaayo.

26th June 2018 admin 0
dabdamis

Daawo:Dabdamiska Caabudwaaq oo ku guulaystay inay Damiyaan dab ka kacay Dhulka Xooluhu daaqaan

26th June 2018 admin 0

Dabdamiska Soomaliya gaar ahaan kan Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay ku guuleysteen inay damiyaan dab Xooga oo ka kacay dhulka xooluhu daaqaan gaar […]

masjid

Daawo:Masjid Dalxiisayaasha Laga Madnuucay kadib Markii ay ku kaceen

26th June 2018 admin 0

Waxaa laga maamnuucay dalxiistayasha kadib markii qaar kamida Dalxiistayaasha ay ku kaceen anshax xumo taas oo kasoo horjeeda sahrciga dalxiistayasha booqanaya Majidka, Dhacdadaad ayaa waxay […]

ayaanle

Maqal iyo Muqaal Saaraakiil ka socota Hay’adda Socdaalka Somaliya oo gaaray Xududa uxdhaxaysa Soomaliya iyo Itoobiya

26th June 2018 admin 0

Saraakiil ka socotay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa booqdey Deegaanka Bali-cad oo hoos yimaada magaalada Caabudwaaq, Deeganka Balicad ayaa Magaalada Cabudwaaq ujira […]

No Image

Video+Sawiro:Madaxwaynha soomaliya Waxaa waajib naga saaran yahay in aan jiilka naga dambeeya uga tagno taariikh

26th June 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka ubax dhigay Taallada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho, waxa uuna halkaasi kula hadlay boqollaal shacab […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 24 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes