Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2018

wasiir

Muuqaal:Wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka oo xilkiisa kula wareegay

5th June 2018 admin 0

Ra’iisul wasaare kuxigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo ka qeyb galay munaasabad ay xilka kula wareegayeen wasiirka iyo wasiir kuxigeenka Cusub […]

No Image

Daawo:Ciidamada Militariga Soomaliya oo Lagu amaanay siday ay Ufashiliyeen Weerarkii ay kusoo qaadeen Baardhere Alshabab iyo Baaq loo diray Dowlada Somaliya

5th June 2018 admin 0

Ciidamada Xooga dalka Soomaliya qaytooda kusuga Degmada Baardheere ee gobolka gedo ayaa waxay Ka hortageen weerar ay Alshabab kusoo qaadeen Degmada Baardheere waxaana kooxda Alshaaba […]

ciidan

Daawo:Ciidamo Puntland Oo Soo Gaaray Jiida Hore Ee Tuka-Raq

5th June 2018 admin 0
muuse

Daawo:Madaxwaynaha Somaliland oo sheegay inaan Soomaliya Dagaal ubaahnayn

5th June 2018 admin 0

Daawo:Ciidamada Xooga Dalka ee kusugan Baardhere oo Al-shabab Jab u gaystay qaarna soo qab qabtay

5th June 2018 admin 0

Kooxda aragixisada Alshabab ayaa xalay waxay kusoo qaaday weerar Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, Dagaalkaas dhexmaray, Kooxdii Alshabab ayaa waxaay jab kala kulmeen weerakii ay […]

No Image

Puntland oo Cambaareysay Lacagtii loogu deeqay shacabka Somaliland ee Duufanta saameysay

5th June 2018 admin 0

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdulaahi Cali Xirsi Timacadde oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Garowe ayaa cambaareeyay lacagtaan isagoo sheegay in loogu talo galay in Muuse […]

shabab

Alshabab oo Qasaara dhimasho iyo dhaawac loogu gaystay dagaal Xalay ka dhacay Baardheere

5th June 2018 admin 0

Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa weerar xalay ay Alshabab kusoo qaadeen Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo. Dagaalka ayaa ka dambeeyey kadib markii Al-Shabaab ay […]

luuq

Daawo:Muumaulka Degmada Luuq ayaa qabtay kulan looga hadlayay dib u dhiska degmadaasi.

5th June 2018 admin 0

Magaalada Luuq ee Gobolka gedo ayaa waxaa ka bilowday Barmaamij lagu hormarinayo wadooyinka Magaalada Luuq taas oo lagu dayactiraayo wadooyinka Burburka ugesteen roobabka iyo fataahada […]

rashin

Daawo:Saylac Gabar 500 Qoys raashin ugu Deeqday

5th June 2018 admin 0
diri

Su’aalo Iyo Jawaabo Sh Mohamed Omar Dirir

5th June 2018 admin 0
puntland

Daawo:Xildhibaanada Somaliya ee kasoo jeeda Sool Sanaag iyo Cayn ayaa Puntland Tageray Difaaca Gobolka Sool

4th June 2018 admin 0

Xildhibaanada kasoo jeeda Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn ee Golaha Shacabka, Aqalka sare, iyo Xukuumada DF Somalia ku metala ayaa qaatay go’aan ay ku taageerayaan […]

masjid

Daawo:Maasjidkii iyo shacabkii Berbera oo Biya La’aan ku dhacday mudo 8 Bilood ah

4th June 2018 admin 0

Waxaa Magaalada Berbera oo kajirta Biyo la’aan daran taas oo kaliftay in Maasjidkii ilaahay laga waayo biyo lagu waysiisto, biyo la’aantaa kajirta Magaalada Berbera ayaa […]

mahdi

Daawo:Dowlada Somaliya oo Hal Milyan ugu deeqday Gobolada waqooyi ee ay saameeyeen Duufaanta iyo roobabka

4th June 2018 admin 0

Ra’iisul wasaare kuxigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna gudoomiyaha Guddiga qaran ee Gurmadaka Fatahaadaha, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya $1,000,000 (Hal […]

muuse

Daawo:Puntalnd oo sheegtay Diyaradii waday dhalintii Libiya Laga Keenay in Muuse Biixi u diiday inay hargayso timaado

4th June 2018 admin 0
deg

Dowlada Nabad iyo Nolol ayaa 1 Malyan oo doolar ugu deeqday Gobolada Waqooyi oo Duufaanta iyo Roobka waxyeeleyen

4th June 2018 admin 0

Dowlada Soomaliya ayaa waxay ugu deeqday Soomaliland Deeq lacaga oo dhan Hal Malyan oo doolar oo wax looga qabanayo dadka ay waxyeeleyeen duufanta iyo roobabka […]

Posts pagination

« 1 … 20 21 22 … 24 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes