Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2018

No Image

Daawo:Madaxwayne Kuxigeenka iyo Gudomiyaha Barlamanka Galmudug oo Shir looga Soo Horjeedo Xaaf iyo Shaakir Cadaado ku qabtay

26th May 2018 admin 0

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo tiro xildhibaabo Galmmudug ayaa garay magaalada Cadaado halka Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale […]

No Image

Daawo:Raysawsaare Khayre iyo wafti uu hogaaminaayo oo gaaray Addis ababa Itoobiya

26th May 2018 admin 0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa gaaray magaalada Addiss Ababa ee dalka Ethiopia. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha […]

faysal

Daawo:Shacabka Boocame ee gobolka sool ayaa ujawabaya Faysal cali waraabe sheegnayna inay yihin Puntland

26th May 2018 admin 0
africa

Daawo:Sanad Guuradda 55aad ee Aas aaska Ururka Midowga Afrika ayaa Muqdisho Lagu qabtay

26th May 2018 admin 0
wabi

Maamulka gobalka Hiiraan ayaa kormeer ku tagay qaar ka mid xaafadaha magalada Baladweyne

26th May 2018 admin 0
qudar

Daawo:Qudrad yaridii ugu darneed oo ka taagan suuqyada Muqdisho iyo qiimaha oo cidka isku shareeray

25th May 2018 admin 0
madoobe

Daawo:Dowlada Soomaliya oo 250 kun oo doolar ugu deeqday ninkii dalka iyo dadka Xaalufiyey

25th May 2018 admin 0

Wafti uu Hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaliya oo kamid yahay Wasiirka Duulista hawada Soomaliya iyo xildhibaano ayaa waxay soo gaareen Magaalada Kismaayo ee xarunta ku […]

No Image

Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in la joojiyo dhiigga ku daadanaya Tuka-raq

25th May 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale ku celiyay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo dagaalka ka socda deegaanka Tuka-raq […]

xoolo

Daawo:Xoolo Badan oo kudhintay Roobabki ka da’ay Gobolka Salal

25th May 2018 admin 0
wasiir

Daawo:Wafti kasocda dowlada Soomaliya oo gaaray Kismaayo ayaa Booqday Goobaha biyaha Fadhiyaan

25th May 2018 admin 0

Wafdi Uu Hogaaminaayey Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Qeybna Ka Ah Gudiga Fatahaadaha Soomaaliya Ayaa Soo Gaarey Magaalada Kismaayo Si Ay Wax Ooga Ogaadaan Saameynta Fatahaadaha […]

beesha

Beesha Caalamka oo ku baaqday in la joojiyo Dagaalka Tukaraq

25th May 2018 admin 0

Beesha caalamka iyo Dowladaha saaxiibka la ah Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladaha dagaal ee ka aloosan degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, iyagoo ku […]

rashin

Daawo:Deeq raashina oo katimid dowlada Soomaliya ayaa lasoo gaarsiyey degmada Doolow

25th May 2018 admin 0
No Image

Daawo:Maxaad Kala socotaa Axmed madoobe oo Kaliil udiray Magaalada baardheere ee Gobolka Gedo

25th May 2018 admin 0

Wafti uu Hogaaminaayo wasiir Dowlaha wasaarada Arimaha Gudaha jubbland Mudane Maxamed Cabdi kaliil ayaa waxaa Lagu soo dhaweeyey Degmada baardhere ee gobolka Gedo, dadkii Garoonka […]

city fm jowhar

Daawo:Tartanka Fool Kafool ee Cityfm Radio Raadiyaha Magaalada Jowhar Dhool Alfa iyo Daacad

25th May 2018 admin 0
askari

Askari Katirsan ciidanka Xooga Dalka Somaliya qaybta Gobolka Gedo oo ka mid Noqday Ardayda U farisatay Imtixaanadka qaran

24th May 2018 admin 0

ismaacil macallin cabdikariin waana dable katirsanyahay ciidan xooga dalka qaybta 49 ee gobalka Gedo wuxuuna ka qayb galay imtixaanka qaran ee maanta soo dhamaaday. halyeeygaan […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 25 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes