Daawo:Maxaad Kala socotaa Axmed madoobe oo Kaliil udiray Magaalada baardheere ee Gobolka Gedo

Wafti uu Hogaaminaayo wasiir Dowlaha wasaarada Arimaha Gudaha jubbland Mudane Maxamed Cabdi kaliil ayaa waxaa Lagu soo dhaweeyey Degmada baardhere ee gobolka Gedo, dadkii Garoonka Kusoo dhaweeyey Wasiir dowlaha wasaarada Aminga Jubbland ayaa waxaa kamid ahaa Gudoomiyaha Degmada Baardheree iyo saraakisha Cidamada Xooga dalka.

Wasiir kaliil Masheegin waxa uu uyimid Magaalada baardheere lakiin waxuu sheegay si gaara inay wada shiri doonaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.