Daawo:Axmed Madoobe oo jabiyey Heshiiskii ay gaareen Beelaha Jubbaland

Madaxwaynaha jubbaland Axmed Islaam Axmed Madoobe ayaa waxuu heshiis la galay beelaha daga Jubbaland oo uu qilaaf mudo dheer socday uu udhaxeeyey waxaana si loo soo afjaro colaada Axmed madoobe iyo Beesha Sade Mareexaan u dhaxeysay waxaa markii taariiqda ay 25-Marso-2016 heshiis ka dhacay Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Jubbland Heshiiskaan ayaa ka koobnaa 10 Qodob.

Hadaba waxaa iswaydiin leh Heshiiskaas Maxuu Madaxwaynaha Jubbaland ka fuliyey jwaabata waa waxba taasina waxay ku tusaysaa sida Axmed madoobe uusan daacad ka ahayn nabada iyo horumarka jubbaland.

Waxaa kaloo Magaalada Kismaayo kasocda Masaafurin loo gaystay qaybaha kala duwan shacabka Jubbaland sida Waxgaradka, Xildhibanada, wariyaasha iyo dhalinyarada taas oo sababatay in shacabka Jubbaland ay bilaabeen Kacdoon ka dhan ah Madaxwaynaha Jubbaland iyo Kooxdiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.