Daawo:Gadiid loogu talagalay Joojinta dhuxusha ayaa Lagu wareejiyey Maamul Goboleedyada

dhuxul

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay Munaasabad ay hay’ada Qaramada midoowday u qaabilsan Horumarinta ay gadiid loogu talagalay Joojinta Dhuxusha ku wareejisay Maamul goboleedyada Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.