DaawO:Madaxwaynaha Soomaliya oo Qalab Caafimaad gudoosiiyey Isbitaalka Xooga dalka Soomaliya

Maamulka isbitaalka xoogga ayaa la wareegay qalab caafimaad oo u iibiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo oo bishii maarso ee sanadkan kormeer shaqo ku tagay isbitaalkaas.

Qalabkaan Madaxwaynaha Soomalioya soo gaarsiiyey ayaa waxaa wax wayn ka tarayaa baahiyaha kajiray Isbitaalka Xooga Dalka Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.