Daawo:Madaxweynaha Khaatuma oo ku dhawaaqay in ay ka qeyb qaadanayaan dagaalka Tukaraq

khatumo

Madaxweyne Maamulka Khaatuma Cabdalle Maxamuud Cali (Cagalule) ayaa si kulul uga hadlay dagaalka deegaanka Tukaraq ee Gobolka sool kaas oo u dhaxeeya Ciidamada Maamulada Soomaaliland iyo Puntland.
Madaxweynaha oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa sheegay in Soomaliland ay kusoo gardarootay gobolka sool,isla markaana ay doonayaan in ay xoog ku qabsadaan, waxaa kaloo sheegay sheegay in ay ka qeyb qaadanayaan dagaalkaas lagu difaacayo gobolka Sool,isla markaana looga soo horjeedo Maamulka Soomaaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.