Rooba ka da’ay Magaalada Muqdisho ayaa qasaaro u gesytay Magaalada muqdisho”Sawiro”

roob

Magaalada Muqdisho waxaa xalay fiidkii ka billowday Roob badan kaas oo inta badan xalay ilaa saaka da’ayay waxaana uu saameeyay isu socodka Bulshada iyo gadiidka Qaarka mid ah Xeryaha Barakacayaasha ah ayaa la sheegayaa in laga barakacay iyada oo Buushashkii ay dadka degganaayeen uu Daad qaaday.

Waxaa kaloo la sheegayaan in Degmada Xamarweyne ayaa ka mid ah meelaha la sheegayo in Guryo ay ku dumeen iyada oo dhimashada hal qof la xaqiijiyay, ma ahan markii u horaysay oo Roobabka ay biyo dhigaan Magaalada muqdisho.
roob

roob

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.