Daawo:Boqor Buur Madow Oo Mar Kale La Xukumay kadib markii fikirkiisa shaqsiga ah uu sababsaday

buurmadow

Maxkamada Magalada Hargeysa ee Gobolka la yiraahdo Maroodi jeex ayaa markale waxa ay xukun ku riday Boqor Aw Maxamuud Buurmadow oo ka mid ah Salaadiinta Caanka ah deegaanada Maamulkaas, Boqor Buur Madow ayaa Maxkamada Hargeysa ee gobolka Maroodi Jeex waxa ay ku ridday xukun 3 Sanno ah taas oo meesha ka saareysaa xukunkii hore ee ahaa 5 sanno.

Boqor Buur Badow Xarigiisa ayaa waxaa xarigiisa sabab u ah aragtidiisa iyo Fikirkiisa Xorta ah taas uu hadal ka jeediyey Munaasabada ka dhacday Puntland oo lagu caleemo saaraayey Beeldaajiye ka tirsan maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland kaas oo colaad kala dhaxayso Maamulka Soomaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.