Daawo:Mahadnaq dadkii Deeqda Lacagta soo gaarsiiyay Hooyo Safiyo Shiikh Ibraahin oo kunool magaaladda Caabudwaaq

hooyo

Deeq Lacageed ayaa la gaarsiiyay Hooyo Safiyo Shiikh Ibraahin oo kunool magaaladda Caabudwaaq oo xanuun rabaani ah uga dhacay dhuunta waxaay Hooyo Safiyo iyo qoyskeeda ugu mahadcelinayaan dadkii deeqda lacagta soo gaarsiiyey waxayna leedahay meeshaad kasoo bixiseen wax kbadan allaha idinku badalo bishaan Barakaysan ee Ramadaana ilaahay dambigiina ha dhaafo.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warkaan kasoodiray Caabudwaaq

Haddii aad dooneyso in aad Caawiso kala xiriir Hooyadaan
Telephone-kaan 00252615979096

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.