Daawo:Sargaalkii Axmed madoobe ka Keenay jigjiga ee aflagaadeeyey Beesha Madaxwaynaha Somalida Itobiya oo xabsiga ladhigay

askarijubaland

Taliyaha ciidamada Booliiska Jubbaland Korneel Maxamed Naasir Guuleed ayaa xaqiijiyey in xabsiga loo taxaabey Mukhtaar Maxamed Badal oo xaley baraha bulshada ku baahiyey muuqaal uu ku aflagaadeynayo beel kamid ah beelaha soomaaliyeed asaga oo ku labisan direyska ciidanka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.