Daawo:Farriinta Raysawasaraha Soomaaliya ee bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa caawa farriin hambalyo ah oo ku aadan Bisha Barakaysan ee Ramadaan u diray shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan Ummada Muslimiinta ah. Waxuuna ugu baaqay shacabku in ay is cafiyaan isuna naxariistaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.