Daawo:Shirweynaha Qaran ee dib u eegista Dastuurka oo Warmurtiyeed laga soo saaray

Magaalada Muqdisho waxaa Maanta lagu soo gaba gabeeyey Shirweynaha Qaran ee dib u egista Dastuurka dalka kaas oo mudo 3 Cisho ah ka socda Magalada Muqdisho, Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay in ka badan 300 oo Ruux oo ka kala socday Xildhibaannada labada Aqal Xubno ka socday Ururada Bulshada rayidka,Xukuumadda iyo Dowlad Goboleedyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.