Daawo:Ciidamada Xooga Dalka Soomaliya qaytooda Gobolka Gedo oo Digniin udiray Axmed Madoobe

madoobe

Ciidamada Xooga Dalka Soomaliyeed kuwooda kusugan Gobolka gedo ayaa waxay Ka hadlaan Dhibka Madaxwaynaha Jubbaland Axmed madoobe ku hayo dowlada Soomaliya gaar ahan Jubbaland, waxayna sheegen inuu axmed madoobe uusan doonayn oin Alshabab laga xoreeyo Soomaliya gaar Jubbaland.

Waxaa Kaloo sheegeen Ciidamada Xooga Dalka Soomaliya ee kusugan gobolka Gedo inay tahay wax laga xumaado in axmed Madoobe ka horyimaado Cawimaada loo waday dadka ay ku fataheen wabiga Jubba ee degmooyinka Baardheere, Luuq iyo Doolow ee Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.