Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa xalay kormeeray Xarumaha Ciidamada Xasilinta Amaanka Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo xalay kormeer shaqo ugu kuur galay xaladda amni ee caasimadda Muqdisho, ayaa ciidamandda ku amaanay sida ay shaqada u wadaan, waxuuna ku dhiirigaliyay in ay sii xoojiyaan howlaha ay Qaranka u hayaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.