Wasaaradda Waxbarashada dalka ayaa dib ula wareegtay xarun ay lahayd oo ku taal Muqdisho

waxbarsho

Xaruntaan wasaaradda waxbrashada hidaha iyo tacliinta sare ayaa waxaa deganaan jiray masuuliyiinta ugu sareysa wasaaradda waxbarshada islamaraakn ku dhawaad 30 sano ay degenayeen dad shacab ah inta uu Dalka bu burka jiray, waxaana ay ku talaa xaafada taleex ee degmada Hodan Gobolka Banaaadir.
Maamulka degmada Hodan ayaa ku guuleystay in ka saaraan dadkii degeenaa halkaasi iyadoo maanta uu Guddoomiye Maxanmed Axmed Cantooba uu ku wareejiyay wasaaraadda waxbarshada Dalka iyadoo uu goobta joogay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee xukumadda Federaalka Soomaaliyeed mudane C/raxmaan Daahir Cismaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.