Daawo:Raysawasaare Khayre ayaa ka qayb Galay Caleema saarka Gudoomiyaha golaga Shacabka

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa ka qeyb galay xafladda Caleema Saarka Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheikh.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.