Daawo:Qaar kamida Xildhibanada Jubaland ee axmed madoobe u adeega Ayaa kajawabay Hadalkii Xildhibaan Cabdi shire

cabdi
cabdi

Dhawaan Bay ahayd markii Xildhibaan cabdi shire Jaamac Ciyaar Jecel oo kamida Xildhibanada barlamaanka Soomaliya Iyo Wafti uu hogaaminaayo Raysawsaare kuxigeenka Soomaliya ay Booqdeen Gobolka gedo si ay usoo ogaadaan qasaaraha uu gaystay fatahaada wabiga Jubba waxay gudoonsiiyeen deeq lacaga Iyo agab kale taas oo ka caraysiisay Kooxda uu Axmed madoobe hogaamiyo ee 5 kilomitir oo kismaayo ah dhinacna u dhaafi waayeen.

Hadaba qaar kamida Xildhinaanada jubbaland oo u adeega Axmed madoobe ayaa waxay sheegeen inay ka xun yihiin hadalkii kasoo yeeray Xildhibaan cabdi Shire Iyo tagistii ay tageen gobolka gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.