Axmed Madoobe oo sheegay inay qalad ahayd in dowlada u gurmato Shacabka Gedo ee wabiga ku fatahay

axmed madoobe

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo amanta dib ugu soo laabtay Magalada Kismaayo ayaa waxa uu ka hadlay Safarkii gudiga taakulaynta Fatahaada wabiyada ku yageen Gobolka Gedo Iyo xirirka sidii xumaanaya Imaaradka Iyo Dowlada Soomaliya.

Madaxwaynaha Jubbaland ayaa waxuu qalad ku tilmaayey Safarkii gudiga fataahada wabiyada ee hogaaminaayey Raysawasaare ku xigeenka Soomaliya Mahad Guuleed oo waheliyaan xildhibaano,wasiiro Iyo culumo ay kutageen gobolka Gedo gaar ahan degmaaoyinka Baardheere, Luuq Iyo Doolow waxaana uu sheegay Axmed madoobe inay gudiga aqalka kasoo galaan iridka oo yimaadaan Kismaayo.

Axmed madoobe ayaa waxaa uu taagero u muujiyey Dowlada imaaradka waxana sheegay in dowlada ku qaldan tahay xirirka ay u jartay dalka imaaradka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.