Daawo:Xildhibaan ku eedeyey Madaxwaynah Hirshabeele inuu baladwayne ukala eexday

maryan

Magaalada Baladwayne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaakusoo fatahay wabiga shabeele kaas oo sababay barakac balaaran waxaana dhawaan gaaray madawynaha Soomaliya Maxmed Cabdulaahi farmajo Iyo qaar kamida Gudiga Taakulaynta Fatahaada wabiyda oo hogaaminaayo raysawsaaaraha Soomaliya mahadi Guuleed.

Xildhibaanad Maryan Axmed Haaruun oo kamida baarlamaanka Soomaliya lagana soo doortay Magaalada Baladwayne ayaa waxay ku eedeysay Madaxwaynha Hirshabeele inuusan booqan una gurman qayb ka mida Magaalada Baladwayne taas oo dad badan barakiciyeen Fataahada wabiga shabeele.

Xildhibaanada Maryan ayaa sheegtay Madaxwayne Hirshabeele inuusan dhaafin Ceeljaale waxana nasiib daro ah inuusan tagin Madaxwaynaha Awaare qaybta kale ee Magaalada Badaladwayne

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.