Waxaa Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud lagusoo gabagabeeyey Ciyaarta kama danbaysta ahayd ee Koobka Xaafadaha degmada Caabudwaaq, Ciyaartaan ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay waxaana kasoo qayb galay dadwayne aad u tiro badan, waxaana kama dabayntii isu soo baxay labada kooxood ee Amaano Iyo Oktobbar waxaana ciyaartaan rigoore lagu kala badiyey guusha ku raacday Kooxda Amaano.







Leave a Reply