Daawo:Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya oo xilka la wareegay

mursal

Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Maanta xilka la wareegay, Munaasabadii xilka kula wareegay Gudoomiyaha Cusub ee Balamanka Soomaliya ayaa lagu qabtay Xarunta villa Hargeysa ee Magalada Muqdisho.

Munaasabadda ayaa waxaa goobjoog ka ahaa laabda guddoomiye kuxigeen ee Golaha Sahcabka,Xildhibaano iyo marti sharaf kale,waxana guddoomiyaha Cusub xilka ku wareejiyey guddoomiyihii hore ee is casilay Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.