Roobab Xoogan Oo Ka Da’ay Magaalada Kismaayo Khasaarana gaystay

roob

Magaalada kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ee Maamulka Jubbland ayaa waxaa ka da’ay Roobab Xoog leh kuwaas oo xiray wadooyinka Magaalada Kismaayo, Roobabkaan ayaa waxaa khasaaro ugaysteen barakacayaasha kusugan Magaalada Kismaayo waxaana la sheegayaa inay jiraan dhimasho afar Ruux.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.