Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2018

No Image

Daawo:Wasiirka Caafimaadka Soomaliland oo diiday in su’aal waydiiyaan saxaafada

29th April 2018 admin 0
ciyaar

Agab la gudoonsiiyay kooxaha kubadda cagta ee Degmada Luuq

29th April 2018 admin 0

Bahda Sportinga Degmada Luuq ee gobolka gedo ayaa waxaa lasoo gaarsiiyey Qalab Sports kaas oo ka yimid ururka Dhalinyarada Samatabixinta Soomaliyeed oo Fadhigooda yahay Magaalada […]

dheen

Xuseen Maxamed Dheen ayaa 7 Bari uxiran Maamulka Degmada Baladxaawo

28th April 2018 admin 0

Maamulka Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa waxay si sharci daro ah iska xirta Bulshada Magaalada Baladxaawo kuwaas oo aan wax makaxkamad ah la gayn […]

xildhibaan

Xildhibaan Khaliif Sheekh Cabdullahi Khaliif (Duureey oo Muqdisho ku geeriyooday

28th April 2018 admin 0

Allaha u naxariistee waxaa Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdihso ku geeriyooday Xildhibaan Khaliif Sheekh C/llaahi oo katirsanaa Golaha Shacabka ee Baarlamaankan 10aad, Xildhibaan Khaliif ayaa […]

No Image

Madaxwaynaha dawlad goboleedka Hirshabeelle ayaa kulan la qaatay Saraakiisha ciidanka AMISOM

28th April 2018 admin 0
wsiir

Wasiirka amniga oo kormeerey baraha koontarool ee laga soo galo Muqdisho

28th April 2018 admin 0
buurmadow

Daawo:Gudoomiyaha Beelaha Biciide oo sheegay Xariga Boqor Buurmadow inuu dulmi yahay

28th April 2018 admin 0
shaasha

Daawo:Xildhibaanada Hirshabelle Mexey Kayireen Fatahaada Wabiga shabelle Warbixin By Shaashaa

28th April 2018 admin 0
No Image

Daawo:Dowlada Soomaliya Ayaa ka jawaabatay Dalabkii Bulshada ee Fatahaada Wabiyada

28th April 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta guudi ka kooban 22 Xubnood u saaray musiibada ka taagan magaalada Baladweyne ee Xarunta […]

wado

Reer Rag Leeyahay Roob Saan Ma u Galaa: Saxariirta Taallo Waddada Xiriiso Gedo

28th April 2018 admin 0

Sanadkaan waxaa da’ay roobab xoog badan. Inkastoo roobabkaan baahi badan loo qabay in badanna Eebbe laga baryay, waxay la yimaadeen xoogaa qasaare ah. Dhibka ugu […]

jim

Sidee tahay xaalada dhabta ah ee Soomaaliya Waqtigaan? W/Q Jimcaale

28th April 2018 admin 0

Arintaan dad badan baa ka hadlay taas oo laba waji kala duwan wax ka yiri, waxaan dhihi karaa danleey shisheeye u adeegaya iyo wadani qaranka […]

ciro

Daawo: Gudoomiye Ciro oo sheegay in Dp world Iyo Qaadka Ay Sixirabararka Ugu Wacan yihiin Somaliland

28th April 2018 admin 0
barlamanka

Daawo:Beel uga digtay in ladoorto Mid Kamida Musharixiinta Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia

28th April 2018 admin 0

Kulan ay ku yeesheen Magaalada Baydhabo Waxgaradka, Cuqaasha Iyo qaybaha kala duwan ee beel uu kasoo jeedo mid kamida Musharaxiinta Gudoomiyaha golaha Shacabka Soomaliya ayaa […]

qarax

Qarax Ismiidaamin ah oo Lagu Dilay Taliyihii Ciidanka isku dhafka Gobolka Mudug

28th April 2018 admin 0

Taliyihii ciidamada isku dhafka Milatariga gobolka Mudug Gaashaanle Sare Cabdi Xukun Cabdullaahi Maxamuud (Xoreeye) & C/qani Axmed Geyre oo Kamid ahaa Saraakiisha Ciidanka Ayaa Qaraxa […]

No Image

Daawo:Qaar Kamida Deegaanada Hirshabeele oo Daadad qaateen

27th April 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 26 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes