Daawo:Degmada Doolow ee gobolka Gedo oo wabiga ku fatahay

wabi

Kulan ay isugu yimaadeen Maamulka Degmada Doolow Iyo Hay’daha Samafalka ayaa waxaa looga hadlay fataahada wabiga kaas oo ku fatahay Magaalada Iyo Beeraha u dhow Degmada Doolow waxayna baaq u direen dowlada Soomaliyeed Iyo hay’daha Calaamiga inay gurmad lasoo gaaraan Degmada Doolow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.