Daawo:Gudoomiye kuxigeenka 1aad Muuday oo loogu baaqay inuu iscasilo

muuday

Dhawaan bay ahayd markii Gudoomiye kuxigeenka Kowaad ee golaha shacabka Soomaliyeed Cabdiwali Sheikh Ibraahim Muuday uu sheegay in laxaday Tastuurkii Soomaliya, Hadaba waxaa beeniyey hadalkaas dhaliina usoo jeediyey gudoomiye kuxigeenka kowaad ee golaha shacabka Soomaliyeed Muuday qaar kamida xildhibaanada Soomaliyeed ayakoo sheegay inaan laxadin Dastuur hadalkaasna uu ahaa mid aan laga fiirsan.

Xilibaanad Maryan Cariif Qaasim oo kamida Barlamaanka Soomaliya ayaa sheegtay in gudoomiyihii dhahay Dastuurka dalka ayaa laxaday waa inuu xilka iska casilaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.