Wabiga Shabeele Fatahay & Dadkii Oo Ka Qaxay Baladwayne

wabi

Waxaa Magaalada Baladwayne ka socota qax balaaran oo dad waynaha Magaalada Baladwayne ka qaxayaan biyaha wabiga kaas oo ku fatahay Magaalada Baladwayne, dadkaan ka qaxay biyaha ayaa waxaa tiradooda gaaraysaa 5000 oo qoys.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.