Daawo:12 Dhalinyaro Kallumeysata Somali ah ayaa lagu afduubtay Xeebaha Soomaalia

bad

Kaluumaysatada Soomaliyeed ee kusugan Xebaha Magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo food saartay cabsi wayn kadib markii doonyo Iyo maraakiib ay wataan ciidamo shisheeya ay afduubteen kaluumaysto soomaliyeed  oo gaaraya 12 Iyo doonyahoodii.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.