Guddiga doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee lagu dhawaaqay

barlamanka

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa Kulankoodii caadiga ahaa waxa ay ku yeesheen Xarunta Golaha ee Magalada Muqdisho,iyada oo lagu dhawaaqay Gudiga doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddiga lagu dhawaaqay oo tiradooda tahay 15 Xubnood ayaa dhexdooda waxa ay iska soo dooran doonaan Guddoomiye iyo ku xigeeno si howshooda ay u dhameystirtaan.
barlaman

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.