Dhageyso:Mashaariic Horumareed oo laga fulinaayo degmooyinka Baladxaawo iyo Doolow

dolow

Magaalada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhacday Munaasabad ay kasoo qayb galeen Maamulada Degmaaoyinka Baladxaawo Iyo Doolow ee Gobolka Gedo kaas oo laga hadlaayey Mashruuc saconaya mudo Sadex Sano ah oo lagu hormarinaayo degmooyinkaas waxaana maal galiyey Midowga Yurub waxaana Fulinaaya Hayadaha ay kamid yihiin Care Internaional, World Vision, Danish Refugee Iyo kuwa kale.
Hoos ka dhagesyo warbixintii Cabdinuur Cismaan Cabdi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.