Maamulka Muuse biixi ayaa Boqor Buurmadow Xabsiga u Taxaabay

buurmadow

Ciidamada Amaanka Maamulka Soomaaliland ay Xabsiga dhigeyn Boqor Cusmaan Ow Maxamuud (Buur Madoow) oo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Soomaaliland, Boqor Buur Madoobe ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu caleemo saarayay Beel Daajiye Maxamed oo lagu qabtay Magalada Carmo ee Gobolka Bari.

Boqorka Buurmadow ayaa Munaasabadaas lagu caleema saarayey Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Xaaji Cabdulaahi hadal uu ka jeediyey Xafladaas waxa uu ugu baaqay Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Soomaaliland in ay xaliyaan xiisada dagaal ee ka taagan deegaanka tukaraq ee gobolka Bari Ciidamada Isku horfadhiya Tukaraqna lakala qaado.

Shacabka Iyo Siyaasiyiinta Soomaliland ayaa waxay walaacsan yihiin xariga joogtada ah ee lagu hayo bulshada Soomaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.