Daawo:IMaaradka oo Soomaliland usheegay inay Soomaliya bixisay ogolaanshaha dhismaha dekada Berbera

muuse

Wasiiru-dawlaha arrimaha dibadda ee isu tagga Iimaaraadka carabta Anwar Maxamed Qarqaash oo u warramay laanta afka carabiga ee BBC ayaa sheegay inay aqoonsan yihiin midnimada Soomaaliya, waana tan keentay inaan Ogaalaanshaha dhismaha Dekada Berbera waydiisano dowladii Hore ee Soomaliya.

Hadalkaan Wasiiru-dawlaha arrimaha dibadda ee isu tagga Iimaaraadka carabta Anwar Maxamed Qarqaash ayaa waxuu imaanayaa xili qaar kamida Mucaaradka Soomaliland ay ku eedeeyen Maamulka Soomaliland inay Soomaliya Bixisay ruqsada lagu dhisaamyo Dekada Berbera taas oo Maamulka Soomaliland ka horyimaadeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.