Daawo:Faysal Cali Waraabe waxa sida xun ula dhaqmay Imaaradka waa Somali Italiya

faysal

Gudoomiyaha MUcaaradka Xisibiga Cadaalada Iyo daryeel Ucid Faysal Cali waraabe ayaa nasiib daro ku tilmaamay sida dowlada Soomaliya ula dhaqan tahay dowlada Imaaradka taas oo Caawimo siisa Dowlada Soomaliya.

Faysal Cali waraabe waxaa kaloo sheegay waxa imaaradka xumeeyey Soomali oo dhan ma ahan ee nakala saara waxa Imaaradka Xumeeyey waa Soomalida Italiya ee ma Soomaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.