Daawo:Degmada Luuq oo Laga Bilaabay Olale Nadaafadeed

luuq

Dawlada hoose ee degmada luuq ee gobolka gedo ayaa ka bilaawday dhammaan xaafadaha degmada .olala nadafadeed oo lagu socilinaayo bilacda degmada luuq iyo wadooyinka sida sharci darada loo dhistay in ay ku qaadi doonaan tilaaba sharci ah sida uu hadal u dhigay madaxa dowlada hoose ee degmada .xuseen deerow cusmaaciil
BY WARIYE.C/NUUR SHIKIR

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.