Wadada Isku xirta Dhusamareeb ilaa Ceelbuur ,Ceeldheer oo 20 sano kudhawaad qabiil uxirnayd ayaa dib loo Furay

sha

Gudoomiyihii Hore ee maamulka Ahlunu Sunna hadana ah Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Shiiq Maxamed Sheekir Cali Xasan ayaa Maanta ka qeyb galayay Munaasabad la iskugu furayay Waddo xiriirisa Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Ceeolbuur Iyo Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud oo ku dhawaad 20 Sano Beelo u xirnaa.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.