Wabiga Shabeele Oo Ku Fatahay Qaybo Ka Mid Ah Magaalada Jawhar

wabi

Wabiga Shabeele ayaa Ku Fatahay Qaybo Ka Mid Ah Magaalada Jawhar kaas oo biyhii ka yimid wabiga Soo buuxiyeen qaybo kamida Magaalada jowhar Gaar ahan Xaafada Horseed, shacabka Iyo Maamulka Magaalada Jowhar ayaa waxay sameeynayaan sidii loo =ga hortagi lahaa fataahada wabiga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.