Aadan Madoobe oo u Taagan Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya

madoobe

Aadan Maxamed Nuur ( Aadan Madoobe) oo kamid ah Xildhibaanadda Baarlamanka Federaalka Soomaliya ayaa ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan Xilkii qabashada Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliya.

Musharax Aadan Madoobe ayaa sheegay xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaliya uu waayo aragnimadeeda leeyahay mudana dalka usoo shaqeeyay, Waxaan rabaa inaan u sheego Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaliya inaan ahay musharax Xilka gudoomiyaha Golaha Shacabka maadaama uu banaan yahay booskaas meeshana loo baahanyahay in la buuxiyo 15 maalin gudahood, sidaas daraateed waxan rabaa inaan u sheego umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Golaha Shacabka inaan ahay musharax una baahanahay Golaha sharafta badan leh iney codkoodu igu caawiyaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.