Wasiir Kuxigeenka Macdanta Iyo Batroolka Somaliya ayaa kawar bixiyey Socdaal uu Raysawsaare ku xigeenka Somaliya ku tagay Dekada Muqdisho

hilaal

Wasiir Kuxigeenka Macdanta Iyo Batroolka Somaliya Maxamed Cabduqaadir Hilaal ayaa kawar bixiyey booqasho uu Raysawsaare ku xigeenka Somaliya ku tagay xarunta wasaarada iyo keydka shidaalka ee magaalada Muqdisho Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.