Soomaliya oo Imaaradka ka Joojisay Ciidamadii ay u toobabari Jirtay

Dowladda Isu Taga Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in ay gabi ahaan joojisay howlaheedii tababarada oo ay siin jirtay Ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya kadib Codsi kaga yimid Madaxda Dowlada Soomaliya.

Dowladda Imaaraadka ayaa waxay  tababaro iyo Mushaar Siin jirtay Ciimada Dowlada Soomaliya laga soo Bilaabo 2014  taas oo hada Joogsatay.

Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka ayaa sii xumaanayay marba marka ka dambeysa, iyadoona dhawaan deegaanada Puntland ay isaga baxeen saaraakiishii Imaaraadka ee ku sugnaa halkaas.

Dowlada Soomaliya ayaa ku eedaysay Imaaradka inay qalalaase iyo dilal qorshaysan ka wadaan dalka Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.