Madaxwaynaha Hirshabeele oo Xilka Ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, halka Gudoomiyaha Cusub loo Magacaabay Cabdullaahi Axmed Maalin, In kastoo aan la ogeyn waxayabaha soo dedejiyey xilka qaadista gudoomiyihii Gobolka Hiiraan ayaa hadana waxaa maalmahaan Magaalada Baladweyne ka taagneyd isqabqabsi Iyo Khilaaf soo kala dhex galay Madaxweyne Waare iyo Gudoomiyaha Xilka qaadista lagu sameeyey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.