Ciidamada Xooga Soomaaliya Oo Hawlgalo lagu sifaynayo Alshabab Ka Sameeyay Degmada Mahadaay

Taliyaha Qaybta 27 ee Ciidanka Xooga dalka Soomaliya sareeyo Gaas Maxamuud Maxamed Aadan”Koronto” ayaa ka warbixiyey Hawgalo Ciidamada Xooga Dalka Soomaliyeed kasameeyeen Degmada Mahaday ee gobolka Shabeellaha Dhexe Iyo Dagaano ku dhow dhow.

Taliyaha ayaa sheegay ujeedka Hawlgalada inay yihiin furitaanka wadooyinka ay godoomiyeen Alshabab Iyo in laga saaro deegaanada ay ku sugan yihiin waxuu kaloo sheegay Sareeyo Gaas Koronto in Ciidamada ay dagi doonaan deegaanka Fiidow oo shababka joogaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.