Daawo:Madaxweynaha Ummada Soomaliyeed ayaa caawa casho sharaf u sameey gudoomiye Jawaari.

farmmajo

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa casho sharaf u sameeyay guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sh Cismaan Jawaari, Waxaa sidoo kale kasoo qeybgalay Ra’iisul Wasaare Khayre Ku Simaha Guddoomiyaha Muuday ahna Guddoomiye K/Xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka, Guddoomiyaha K/Xigeenka 2aad, Xildhibaannada labada Aqal iyo Wasiirro ka tirsan Xukuumadda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.