Daawo:Faysal Cali Waraabi oo ka hadlay Xaalada Tukaraq sheegayna in Xabadu gaarayso Garoowe

faysal

Faysal Cali Waraabe Hogaamiyaha Xisbiga Ucid Oo Munaasibad Hadhima Sharafeeda Kumaamuusay Dhalinyaradii Dhawaan Lagu Afduubay Putland Iyo Masuuliyin Puntland Kasocota Oo Oo Haregysa Usoo Galbiyay dhalinyaradaas ka hadlaayey ayaa waxuu ka hadlay dagaal dhawaan inuu ka dhaco tukaraq laga baqayo waxuuna sheegay inuusan dagaal faa’do lahayn lakiin xabada magarayso Boosaaso Iyo Gaalkacyo ee waxay gaarysaa Garoowe.

Hadal Faysal cali waraabe ayaa waxuu imaanayaa iyadoo ciidamao kala taageersan Puntland Iyo Soomaliland isku horfadhiyaan TukaRaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.